Mucjisinnimada Quraanka
-
Malaku Jibriil oo Quraanka
soo dejiyay wuxuu noqday Malagii ugu fadliga badnaa Malaa’igta.
-
Nebi Muxamed oo Quraanka
lagu soo dejiyay wuxuu noqday qofka ugu fadliga badan dadka.
-
Quraanka oo loo soo
dejiyay Ummadda Nebi Muxammed waxa ay noqotay ummadda ugu khayrka badan
ummadaha.
-
Bisha Ramadaan oo
Quraanka la soo dejiyay waxa ay noqotay bisha ugu fadliga ama khayrka badan
bilaha.
-
Habeenka Laylatul
Qadarka oo Quraanka la soo dejiyay wuxuu noqday habeen fadli badan oo ka khayr
badan kun bilood.
Bal ka warran haddii Quraanku
degi lahaa qalbiyadeenna? Allow Quraanka qalbiyadayada ku sug.
Turjumaad: Cabdirisaaq Sandheere
Jannaayo 13, 2026.
Comments
Post a Comment