Sheeko Cashir laga baran karo
“ Kal saddexaad 2018kii bilowgeedii ayuu aabbahay iisoo bandhigay inaan guursado odey Qurbaha jooga. Waqtigaas waxa aan ahaa 19 sano jir. Markaas uun baan Jaamacadda galayay. Arrintaas la iisoo bandhigay waan ka gaabsaday, kumana qancin. Se waalidkii ayaa igu qalqaalliyay oo igu qasbay. Ma jeclayn inaan guursado nin wayn, se waalidka ayaa igu qasbay. Anna tii waalidka ayaan qaatay, aniga oo istusinaya in duco waalid aan qaatay. Odeygii Qurbajoogga ahaa ayaa la ii meheriyay. Dalka ayuu yimid, oo waannu aqalgalnay. Markii uu laba bilood joogay ayuu iska laabtay, oo Qurbihii tagay. Ka sokow, inaan guursaday nin iga wayn, wuu I dhibaateeyay oo iima wacnayn. Wuu ila diriri jiray isaga oo iga maqan, erayo aanan geyin ayuu igu odhan jiray. Wuu I yasi jiray. Aniga oo noloshaas ku jira, odeygiina uu debadaha iskaga m “ Kal saddexaad 2018kii bilowgeedii ayuu aabbahay iisoo bandhigay inaan guursado odey Qurbaha jooga. Waqtigaas waxa aan ahaa 19 sano jir. Markaas uun baan Jaamacadda galayay....