10ka xeer ee Ixtiraamk Naftaada
1- Iska ilaali xanta iyo maalaayacniga. 2- Iska dhaaf waxyaabaha aanad wax ka qaban Karin. 3- Iska ilaali in aad naftaada barbardhigtid cid kale. 4- Aaminaaddaada ilaali in ka badan cabsidaada. 5- Ha qaban wax aanad ku dareemayn degganaan. 6- Ha ka cabsan in aad marmar keli noqotid oo naftaada waqti la qaadatid. 7- Si naxariis le hula hadal naftaada iyo dadkaba. 8- Naftaada raalligeli inta aanad horta dadka raalligellin. 9- Ka fogow dadka awoodaada iyo tamartaada hoos u dhiga ee yareeya. 10- Iska indhatir fekerkasta oo aan wax ku darayn ama waxba ka tarayn noloshaada. W/Q: Ifeanyi Christopher Turjumid: Cabdirisaaq Sandheere