10ka xeer ee Ixtiraamk Naftaada

 



1-     Iska ilaali xanta iyo maalaayacniga.

2-   Iska dhaaf waxyaabaha aanad wax ka qaban Karin.

3-   Iska ilaali in aad naftaada barbardhigtid cid kale.

4-   Aaminaaddaada ilaali in ka badan cabsidaada.

5-    Ha qaban wax aanad ku dareemayn degganaan.

6-   Ha ka cabsan in aad marmar keli noqotid oo naftaada waqti la qaadatid.

7-    Si naxariis le hula hadal naftaada iyo dadkaba.

8-   Naftaada raalligeli inta aanad horta dadka raalligellin.

9-   Ka fogow dadka awoodaada iyo tamartaada hoos u dhiga ee yareeya.

10-                       Iska indhatir fekerkasta oo aan wax ku darayn ama waxba ka tarayn noloshaada.

 

W/Q: Ifeanyi Christopher

 

 Turjumid: Cabdirisaaq Sandheere

Comments

Popular posts from this blog

Gorfeynta Buugga “ A Woman of Firsts ~ Marwadii koowaad” oo Dr Edna Aadan qortay

Markaad wax akhirid maxaa dhacaya?

Milicsigayga Sannadkan 2024 ( My Annual Review In 2024)