Xulashada Lammaanaha

 



Gabadha Diinta lihi dhibcaha qiimaynta ay haysataa waa 1.

Haddii gabadhu qurux leedahay waxa ay ku darsanaysaa 0 waa na 10.
Haddii ay xoolo leedahay waxa ay ku sii darsanaysaa 0 kale, waana 100.
Haddii ay qoys caana ka soo jeedo oo nasaba waxay ku darsanaysaa 0 kale, waana 1000.
Haddiigabadhu ayna Diin lahayn oo 1 jirin waxa soo hadhaya 0, eberna waa waxba la’aan. Gabadha aan Diinta lahayn waa sidaasoo kale.
Waa xaqiiqo la soo weriyo, ma garanayo cidda saxda ah ee qaacidadaa ku fadhiisisay Sharraxaadda Xadiiskii Nebi Muxammed ee ahaa “ Gabadha waxa lagu doortaa afar shay: Diinteeda, hantideeda, quruxdeeda, iyo nasabkeeda…”

Comments

Popular posts from this blog

Faallada Buugga “ Furaha Ganacsiga”

Gorfaynta buugga ‘ 100 Mashruuc iyo Mashruuc’

MAXAAN KU SOO ARKAY MAGAALADA HERAR?