4ta xeer ee xidhiidhada macnaha leh
1-
Booqo cidda ku soo booqata: Qiimee dadka ku qiimeeya
ee dadaalka geliya in ay ku arkaan.
2-
Wac dadka Ku taageera: U jawaab dadka kula soo hadla
ee ku soo raadiya, jawaabtu waxa ay caddaynaysaa tixgelin iyo qaddarin.
3-
Taageer cidda ku taageerta: Garab istaag kuwa ku taageera
adiga ee u garab jooga, xidhiidhadu waa kuwo labadhinacleh ah oo labada qof ba
ilaalintiisu ka timaaddo.
4-
Iska indhatir kuwa iska kaa indhatira: Waqtigaaga
iyo tamartaada ha ku lumin dadka aan ku qiimayn ee aan xushmad kuu hayn.
W/Q: Cabdirisaaq Sandheere
Comments
Post a Comment