5 Qodob ee Wiilka ka dhiga NIN

 




Wiilashu way ka dhuuntaan dhibaatada, khiyaali ayay isku maaweeliyaan. Balse, raggu way waajahaan wayna ka hortagaan.

1-     Nimanku waxa ay dhisaan jidh adag

Jidhka jilicda san wuxuu muujiyaa ruux jilicsan. Wiilasha jidhkoodu waa jilayc biyo-biyo ah, halka nimanka jidhkoodu u adagyahay sida hubka.

2-   Doonistaada maaree

Wiilasha waxa ay ku badan daawashada muuqaallada aan wacnayn, waxa ay cunaan cunto bilaa nafaqo ah, waxa ayna waqti ku lumiyaan shaashadaha.Taas baddelkeeda nimanku waqtigooda ayay maareeyan.

3-   Raggu yool ayay leeyihiin

Wiilashu waxa ay leeyihiin xiiso ay wax ku qabtaan, halka nimanku ujeeddada caydhsadaan. Yoolkaagu waa shidaalka ku baraarujinaya, dabka hore ku wadaya, iyo jaajuurka aad ku dhisaysid naftaada lakablakab. Yool la’aan qofku waa waxba la’aan.

4-   Ragga waxa haga anshax, ma hago dareen/caaddifad

Wiilashu wax bay ka falceliyaan uun, halka raggu jawaab ka bixiyaan. Falcelin iyo jawaab na way kala duwanyihiin. Anshaxu waa dharka ninkastaa xidho.


Turjumid: Cabdirisaaq Sandheere

08-Oct-2025

Comments

Popular posts from this blog

Gorfeynta Buugga “ A Woman of Firsts ~ Marwadii koowaad” oo Dr Edna Aadan qortay

Markaad wax akhirid maxaa dhacaya?

Milicsigayga Sannadkan 2024 ( My Annual Review In 2024)