10 Xeer ee ay tahay In ninkastaa la noolaado
1-
Had iyo jeer ilaali
erayada afkaaga ka soo baxaya, gaadhna ka hay eraykasta oo kaa soo baxaya.
2-
Baro sidii aad naftaada
u difaaci lahayd dhinac kasta.
3-
Waxa aad dhisataa ama
yeelataa habfeker xoogan oo ka adag dhagaxaanta.
4-
Markasta runta sheeg
xataa haddii ay kugu adagtahay.
5-
Iska ilaali muranka
adiga oo u murmaya uun waa la murmaa ama waala doodaa uun.
6-
Dharkaagu markasta ha
dhiibsanaadaan oo ha kaawidaysnaadaan.
7-
Waxa aad tidhaahdaa ‘
Maya’ waxyaabaha aanad rabin ama jeclayn.
8-
Had iyo jeer
dhoollacaddayn kaga jawaab haddii lagu caayo.
9-
Waqti u samee waxyaabaha
kuu muhiim ah.
10-
Yeelo jidh dhisan oo
muuqal ahaan xooggan.
Comments
Post a Comment