Haddii aad rabtid ixtiraam:
1-
Qofka wax ka badan laba jeer ha wicin.
2-
Asxaabta inta muhiimka ah mooyee kuwa kale iska
ururi.
3-
Ha bixin talo aan lagu wayddiin.
4-
Hadalka yaree oo noqo qof sir leh.
5-
Qofna yaanu ogaan tallaabadaada xigta iyo
qorshaha aad leedahay eed qabanaysid.
6-
Raadso ilo kala duwan oo aad dhakhli ka
samaysid, lacag bandanna samee.
7-
Ha
noqon qof ku khasban qof kale (baahi darteed), balse noqo qof si ikhtiyaar ah
wax u doorta.
8-
Muhiima
maaha in aad qofkasta farxad gelisid.
9-
Qabo keliya waxa aad aaminsantahay in uu
saxanyahay.
10- Haddii
qof noloshaada ku daro wax qiimo leh ama in uun ku anfacay ha illaawin in aad u
mahadcelisid.
W/Q: Mastering Manhood
Turjumid: Cabdirisaaq Sandheere
Comments
Post a Comment