6 Qodob oo kaa caawin kara, kaana fududayn kara culayska iyo dhibta marka aad qof aad jeceshahay aad waydid:



1- Inaad qirtid in dhibi ku haysato, dareennadaadana aad si fiican u aqbashid.
2- Naftaada ka jooji murugada, qofkaasna waxyaabaga isaga ku saabsan niyaddaada ka saar.
3- Qofka aad wayday yuuna ku mashquulin oo yuuna xaddidin doonistaada, oo arrimahaaga & hawlahaagu sidii hore ee ay ahaayeen ha u socdaan.
4- Naftaada cidlo ha dareensiin oo keli ha noqon. Inaad cid kale heshid xasillooni ayaad ku dareemaysaa.
5- Jidhkaaga u raaxee, waxaana waajiba inaad ogaatid waxa naftaada kaaga aaddan ee caawin kara.
6- Ka fogoow cidkasta oo og inaad murugaysantahay, si aanay kuula soo qaadin arrinta aad ka murugaysantahay oo ayna kuu xasuusin qofkii aad jeclayd ee aad wayday.
W/Q: Cilmi Nafsi

Comments

Popular posts from this blog

Faallada Buugga “ Furaha Ganacsiga”

Gorfaynta buugga ‘ 100 Mashruuc iyo Mashruuc’

MAXAAN KU SOO ARKAY MAGAALADA HERAR?