AFAR MAS’ALO OO QOFKA ISLAAMKA AH U MUHIIM AH
ا
Ogow ALLAH ha kuu naxariistee inay nagu waajibtahay barashada afar shay:
الأولى: العلموهو معرفة الله، ومعرفة نبيه، ومعرفة دين الإسلام بالأ
1- Aqoon: Aqoonta oo ah garashada ALLAH, garashada Nebigiisa, iyo barashada diinta Islaamka si daliil leh ama caddayn leh.
***
الثانية: العمل به.
2- Ku camal falidda: Marka aad barato ka dib waa in aad ku camalfashaa Diinta Islaamka.
***
.الثالثة: الدعوة إليه
3- In aad dadka ugu yeedhid dacwadda/Diinta: Markaad barato, ku camalfashana, ka dib waa inaad dadka ugu yeedhaa.
***
الرابعة: الصبر على الأذى فيه
4- Waa in lagu samraa wixii dhib ah ee kaa soo gaadha.
***
والدليل قوله تعالى: بسم الله الرحمن الرحيم {وَالْعَصْرِ * إِنَّ الأِنْسَانَ لَفِي خُسْرٍ * إِلَّا الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ وَتَوَاصَوْا بِالْحَقِّ وَتَوَاصَوْا بِالصَّبْر}.
Waxaa u daliil ah hadalka uu Allah yidhi Suuratu Al Casri: “Casarkaan ku dhaartaye; Insaanku khasaare ayuu ku suganyahay; marka laga reebo kuwa Allah rumeeyey, camal wanaagsanna sameeyey, iskuna dardaarmay xaqa iyo samirka.”
لو ما أنزل الله حجة على خلقه إلا هذه السورة لكفتهم:قالالشافعي
Imaamu Shaafici (Allah ha u naxariistee), waxa uu yidhi: “ Haddii uusan Alle suuraddan mooyee mid kalaba soo dejiyeen, way ba ku ku filnaan laheyd.”
W/Q: Maxamed Cabdiwahaab, Kitaabka Usuulu Salaasa.
Turjumid: Cabdirisaaq Sandheere
Comments
Post a Comment