Saacaddii Cusmaaniyiinta

Saacaddani waa mid ay isticmaali jireen Cusmaaniyiintu casrigoodii, waxaana loo yaqaannay ' Sancadii ama ha'abuurkii Cusmaaniyiinta.' Waxa ay u eegtahay saacadaha imika aynu adeegsanno, halka hadda lagu qoro tirada saacadaha waxa ku qoran caadooyin iyo dhaqanno bulsho, kuwaasi oo qofku markuu fiiriyo ku kallifaya iuu waqtigu inta uu yahay, nidaamka iyo akhlaaqda wanaagsan.



Comments

Popular posts from this blog

U sheega Hablihiinna Talooyinkan

Xirfadaha kaa dhigi kara hantiile inta aanad gaadhin da’da 30 jirka

Gorfeynta Buugga “ A Woman of Firsts ~ Marwadii koowaad” oo Dr Edna Aadan qortay