Arrimo ay wacantahay in aad samaysid ama fashid inta aanad gaadhin da'da 30 sano jirka
1- In aad dhammaystid shahaadada Mastarta.
2- In aad bilowdid Ph.D.
3- In aad Daabacdid 5 Paper ugu yaraan.
4- In aad Luuqadda Ingiriisiga si wacan u baratid oo gaadhid heer wacan, oo weliba qaadatid shahaadada ILTS ka ama TOFL ka.
5- In aad baratid luuqad Qalaad, oo weliba si wacan u baratid.
6- In aad qortid buug khuseeya majaalka aad baratay ama ku takhasustay.
7- In aad heshid/ ka shaqaysid shaqo kugu habboon.
8- In uu guursado qofkii doonaa, ama kii awoodaaba.
9- In aad booqatid meelaha dalxiiska ku wanaagsan dalkaaga.
10- In aad akhridid 50 buug ee ugu wanaagsan takhasuskaaga, iyo in aad baratid karinta cunto macaan.
11- In aad horumarisid hi hiwaayad aad jeceshahay ama hibo aad leedahay ba.
W/Q: Shuuf Aktar.
Turjumid: Cabdirisaaq Sandheere
Comments
Post a Comment