10 Xeer qofka u muhiima


 


Waxa wanaagsan in qofku markasta la socdo habdhaqankiisa iyo ficilladiisa. Tobankan qodob waa arrimo shakhsiyadda qofka iyo habdhaqankiisa dhisayo oo wanaagsan.


1-     Waxkasta ha ka falcelin- awooddaada keydso.

2-   Dadka u oggoloow inay hadlaan, dhegaysigu wuxuu keenaa awood.

3-   Isdeji marka wax dhacaan, degganaantu waxa ay keentaa xakamayn.

4-   Cidna ha ka baryin inay ku danayso ama jeclaato, rabitaanka dhabta ahi waa mid si dabiiciya u yimaad.

5-    Waqtigaaga tixgeli, ha iska lumin awooddaada qaaliga ah oo ah waqtiga.

6-   Yoolashaadu sir ha kuu ahaadaan.

7-    Cidna ha iska dhaadhicin, waayo qofna kuma danaynayo.

8-   Noloshaada adaa ka masuula ma jiro qof kaaga masuula oo danaynayaa.

9-   Lacag keydso

10-                       Maalgelin samee.


 W/Q: Cabdirisaaq Sandheere

 

 

Comments

Popular posts from this blog

Gorfeynta Buugga “ A Woman of Firsts ~ Marwadii koowaad” oo Dr Edna Aadan qortay

Markaad wax akhirid maxaa dhacaya?

Milicsigayga Sannadkan 2024 ( My Annual Review In 2024)