5 qodob oo horumarka dhaqaale ee qofka u muhiim ah:



1- Hal dakhli oo kaliya ha isku koobin, oo hal meel kaliya yayna waxba ha ka sugine dhawr meelood lacagi bishii ha kaaga timaaddo.
2- Ha iibsan wax aanad u baahnayn oo daruuri ahayn.
3- Marka aad wax maalgashanaysid hal meel hantidaada oo dhan ha wada gelin, meelo kala duwan ku maalgeli, si haddii hal meel khasaarto meelaha kale u badbaadaan, balse haddii aad hal meel kaliya hantidaadaba wada gelisid, meeshiina khasaare ku dhaco waad caydhoobi.
4- Khataraha aad u badheedhayso ka fiirso, oo wax aad isleedahay waad ku khasaari hantidaada ha gelin.
5- Ha kaydsan wixii soo hadha uune wax gaara bilkasta kaydso.

Comments

Popular posts from this blog

Xirfadaha kaa dhigi kara hantiile inta aanad gaadhin da’da 30 jirka

Noqo Qof Anshax leh ( 18 Xeer)

Faallada buuga ‘ Ragga oo kaliya’